GURI: 4 Nus-baloodh oo saaran laamiga xabaalaha (aaga kaalinta Ciise Karsay) Xaafada Tuulo Shire.
Cabirka guryaha: 20×30
mitir.
Qiimaha:
Halkii nus: *$35,000* (Sodon iyo shan kun oo doolar oo isqaba)
TOTAL afarta nus: $140,000 (isqaba)
Nuswalba wuxuu ka koobanyahay: 3 qol, jiko iyo hal suuli.
Guryo 4 waddo leh
ABAALMARINTA qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay: *250 doolar*