URI: Nus baloodh laamiga Jaamacadda Gollis hormara saaran.
Cabirka guriga: 10×20 mitir.
Qiimaha: *$60,000* (Lixdan kun oo doolar oo isqaba).
4 qol, 2istoodh, 2 suuli iyo jiko (Luuqa dhexe iyo suuliga, hurdada iyo qolka fadhiga ayaa Marmar leh).
Guri 1 waddo leh (oo laami ah ).
Waddadu waa ta hormarta taawarka Somtel, xaraashka, jamacada golis iyo Jamacada East Africa.
ABAALMARINTA qofka iibsadaha nagu soo xidha uu leeyahay: *100 doolar*.